Ciyaaryahankii hore ee naadiyada inter,barcelona iyo Anzhi Makhachkala ayaa ku biiray naadigachelsea .
Samuel Eto'o oo 32 jir ah ayaa la midoobay tababarihiisa hore ee naadiga inter mourinho,
chelsea ayaa kula so wareegtay ciyaryahanka £7million
Ciyaaryahanka ayaa saxiixay heshiis halsano ah .
Eto'o aya ahaa ciyaaryahanka ugu mushaarka badan ciyaaryahanada aduunka isagoo la sheegay
in uu qasaari doono lacag dhan £10 million sanadkii , Madama uu qadan jiray lacag aad u badan

No comments:
Post a Comment