Tuesday, 27 August 2013

TAGEERAYAASHA CHELSEA OO WILI DOONAYO IN ROONEY UU KU BIIRO NADIGOODA (

Tageerayaasha naadiga chelsea ayaa wili u hanqaltaagaayo in wayne Rooney Uu kusoo biiro 
Naadiga chelsea ,
Kulankii Dhawan dhexmaray Naadiga Uu Uciyaaro Weeraryahanka xulka qaranka england
ee manchester united iyo chelsea ayaa waxey tageerayaasha chelsea ku qeylinayeen 
in uu rooney kusoo biiro naadigooda



"waxaan kugu arki doonna isbuuca soo socdo garoonkeena stamford Bridge "
taas oo ey ula jedeen in u weeraryahanka ku biiri doono isbuuca soo socdo .
hase ahaatee naadiga United aya diidan in ey iibiso ciyaaryahanka madaama uu yahay mid
ey ku tashtaan eyna doonayaan in ey kusii hayaan garoonka old trafford mudo sanadkale ah


tababaraha Naadiga chelsea Mourinho ayaa sheegay in ey wili daba joogan xidiga eyna
soo afjari doonaan heshiiskiisa ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda




No comments:

Post a Comment